Amniga

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray Cadaado.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Maxamed Xasan “Xijaar” iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si weyn loogu soo...

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo shir la yeeshey madaxda Ha’yadda UNODC.

Shir looga hadlayay sidii loo tayeyn lahaa loona tababari lahaa xubnaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee ka shaqeeya qeybta dembi baarista (CID) ayaa lagu qabtay...

Ciidamada ammaanka oo fariisimo cusub ka samaysatay deegaano ka tirsan Galgaduud

Ciidamado isugu jira Boolis iyo Milatari ayaa howlgallo balaaran ka sameeyey deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud, gaar ahaan deegaanada Ilix, Booda-dheere, Labidule, Sina-dhaqo oo...

Booliiska oo Cadaado ku qabtay nin qey ka ahaa kiiskii marxuumad Xamdi Maxamed Faarax.

Taliye ku xigeenka ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Sakiya Xuseen ayaa sheegtay in ciidanka Boliiska Galmudug howlgal ay xalay xilli dambe ka sameeyeen magaalada Cadaado...

AMISOM oo sheegtay in ay dardargalineyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Abaanduulaha Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya Gen Diomede Ndegeya oo booqasho ku tegay Taliska qeybta 1-aad ee Ciidamada Uganda ayaa sheegay in booqashadan...

Ugu Akhris Badan