Amniga

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ku dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab+(SAWIRRO).

Howlgalkan qorsheeysan ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxey ka fuliyeen deegaanka geel-gub ee degmada Cadalle ee gobolka shabeelaha dhexe. Howlgalkaan ayaa yimid Ka dib markii...

Saraakiil ka tirsan Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida oo gaaray Doolow+(SAWIRRO).

Sarakiil ka tirsan Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta garay Degmada Doolow ee Gobalka Gedo. Sarakiisha maxkamadda waxa hogaminayay Guddomiyaha Maxkamadda Qeybta...

Ciidanka Kumaandooska oo gacanta ku dhigay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-Shabaab.

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Nabadiidka Al-Shabaab ay ku lahayeen degaanno hoostaga Gobolada Shabellooyinka iyo Hiiraan. Howlgalka ciidanka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo ka wada-hadlay iskaashiga labada dhinac.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto. Kulanka ayaa diiradda lagu...

Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay dhagarqabayaal Al-Shabaab ah iyo hub kala duwan.

Ciidamaa Sirdoonka ee NISA ayaa howlgal ka dhacay Xaafadda Oodweyne ee Degmada Dayniile ku soo qabtay Dhagar-qabayaal ka tirsan Argagixisada Al-shabaab iyo hub kala...

Ugu Akhris Badan