Amniga

NISA oo war ka soo saartay kiiska Ikraan Tahliil Faarax

Hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo soo saartay warbixin ku saabsan kiiska gabadhii la weysanaa ee Ikraan Tahliil Faarax, oo...

Soomaali oo dil iyo dhaawacyo loogu geystay Canada

Wararka aan ka heleyno dalka Canada, waxay sheegayaan in rag hubeysan ay gudaha magaalada Toronto ee dalka Canada dil iyo dhaawac ugu geysteen dad...

Gabdhihii ugu horeeyey oo Haramcad ah oo tababar ku soo dhameystay Turkiga

Waxaa shalay dib ugu soo laabtay Soomaaliya gabdho ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Harmacad oo ka soo noqday Turkiga oo...

Ciidamada PMPF-ta Puntland oo fuliyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish

Ciidamada ilaalada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF  ayaa hawlgallo qorshaysan saacadihii la soo dhaafay ka fuliyey dhulka Buuraleyda ah ee ku yaalla gobollada...

Maamullada Puntland iyo DDS oo kala saxiixday heshiis muhiim ah

Maamulada Puntlanda iyo dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa gaaray heshiis ka dib kulamo maalmihii lasoo dhaafay uga socday magaalada Goldogob ee gobolka...

Ugu Akhris Badan