Amniga

Wasiirka warfaafinta Galmudug oo sheegay in khasaare culus Al-Shabaab lagu gaarsiiyey Camaara

Wasiirka warfaafinta Galmudug  Axmed Shire Falagle ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar ku bilaawday qaraxyo ismiidaamin ah oo Al-Shabaab ay waaberigii hore ee saakay ku...

Ciidanka xoogga dalka oo ka hortegay weerar ay Argagixisadu ku qaaday Camaara

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka hortagay weerar ay saakay argagixisada Al-Shabaab ku qaadeen Saldhiga Ciidanka Xooggu ku leeyihiin magaalada Camaara ee Koonfurta Gobolka...

Daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanka Cadakibir oo iska caabisay weerar uga yimid Argagixisada

Ciidamada daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa iska caabiyay weerar ay galabta ku soo qaadeen kooxda argagixisada Shabaab, ayadoo...

Sawirro: Cutubkii u horeeyay gabdho kamid noqonaya Haramcad oo tababar loogu qaaday Turkiga

Waxaa galabta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga dhoofiyey cutubkii ugu horeeyay ee gabdho kamid noqonaya ciidanka booliska sida gaarka ah u tababaran...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka hadashay ka hortagga Askareynta carruurta

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen  oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaaradda Gaashaandhigga Axmed Cabdi Kooshin ayaa kulan ku saabsanaa...

Ugu Akhris Badan