Amniga

Hoggaamiyaha kooxdii qarxisay masaajidka Daarul-Faaruuq oo xukun adag lagu riday

Hoggaamiyaha maleeshiyadii weerarkii qaraxa ahaa kusoo qaaday Masaajidka Darauf Faaruuq ee magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota oo la yiraahdo Emily Haris ayaa lagu xukumay...

RW Rooble oo xilka ka qaaday wasiirkii amniga, wasiir cusub-na magacaabay

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya  Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya. Sidoo kale...

R/Wasaare Rooble oo war ka soo saaray kiiska Ikraan Tahliil (Daawo)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo sheegay in warbixintii ay NISA ka soo saartay...

Dagaal culus oo dib uga qarxay dalka Afghanistan

Mustaqbalka Dooxada Panjshir ee waddanka Afgaanistaan - oo ah meesha kaliya ee aanan ku jirin gacanta Taalibaan - ayaanan weli kala caddayn xilli uu...

Booliska NewZealand oo toogtay nin weerar geystay oo ay ku sheegeen inuu ahaa argagixiso

Ra'isul Wasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern ayaa xaqiijisay in boolisku ay dileen nin ay ku sheegtay inuu ahaa argagixiso ka tirsan ururka Daacish,...

Ugu Akhris Badan