Amniga

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Howl-galada Ka Socda Caasimadda.

Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal kutalagal ah oo la doonayo in lagu...

Agaasimaha Sirdoonka Oo Isbadal Ku Sameeyay Mushaarka Nabad Sugidda.

Agaasimaha NISA Mahad Maxamed Salaad oo kor u qaaday Mushaarka Saraakiisha, Ciidamada iyo Shaqaalaha Hey’adda. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo...

Basaaskii ugu xirfadda badnaa Alshabaabka Muqdisho oo la Xukumay.

November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xeraan xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo loo haystaa in uu...

Howl-galo Ka Bilowday Muqdisho.(SAWIRO).

Saraakiisha iyo ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho ayaa bilaabay howlgallo looga hortegayo dhagarta Nabaddiidka Al-Shabaab, waxaana saacadihii lasoo dhaafay suuqyada Muqdisho oo Bakaaro uu...

[DHAGEYSO] Al-shabaabkii weeraray Dawlad Deegaanka Soomaalida oo laga dilay in kabadan 100 Xubnood ,lana soo afjaray

Muqdisho-24-7-2022-:Xilli maalmihii aan soo dhaafnay Dagaalo Culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladd Deegaanka gobolka Soomalida Itoobiya ee liyuu Boolis iyo Argagixisada Al-Shabaab uu ka...

Ugu Akhris Badan