Shacabka Kaaraan oo Qaaday Tilaabo Geesinimo Leh.

Date:

Labada dhagar qabe ayaa waxaa la wareegay Ciidanka Amaanka ayaga iyo hubkii ay wateen, sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali Doodishe.

Shacabka ku dhaqan Degmada Kaaraan ayaa gacanta ku dhigay laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku dayay inay baxsadaan, ka dib markii ay dileen Askari ka tirsan Ciidanka amaank.

Dhagarqabayaashan ayaa falka ka geystay agagaarka Kaawada Kabasiini ee waaxda Nagayle, waxaana laga soo qabtay Waaxda Jamhuuriyo iyaga iyo hubkii ay wateen, waxaana la horgeyn doon Sharcigaaga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Madaxweynaha JFS “Geesiyaasha CXD waa kuwa badbaadiyey 20 milyan oo Soomaaliyeed”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga...