Amniga

Maxaabiis fara badan oo maanta Xabsiyada Muqdisho laga sii daayay {Sawirro}

127 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye, ayaa saaka lasii daayay markii uu cafis u fidiyay...

Howlgaladii ugu dambeeyay iyo deegaano cusub oo Khawaarijta laga saaray {SAWIRRO}

Ciidanka xooga dalka ayaa cagta mariyay ku dhowaad 10 tuulo oo hoostaga Dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud 48 saacadood ee la soo dhaafay. Taliyaha Guutada...

Wasiirka Amniga oo dalka Serbia tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada Qaranka. {SAWIRRO}

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee dalka Serbia tababar ugu soo xiray qaar ka tirsan...

Ciidamada Kumaandooska Qaranka oo burburiyay Farriisimihii Khawaarijta ee Aagga Ruunnirgod

Ciidanka kumaandooska Danab iyo ciidanka Gorgor ee xoogga dalka Somaliyeed ayaa howlgalo kasameeyay dhulka howdka ah ee waqooyi barri ee degmada Ruun-nirgood oo katirsan...

Shirka Howlgalka Ciribtirka Khawaarijta oo Muqdisho ka furmay (SAWIRO).

Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo looga hadlayo isku dubaridka howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho. U jeedka kulanka...

Ugu Akhris Badan