Amniga

Golaha Wasiirrada oo soo bandhigay in 70% hoos loo dhigay weerarradii ay Khawaarijtu ka geysan jireen dalka.

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey heshiiska Adeegga Duulista iyo...

Dowladda Maxay ku dooratay in dalalka safka hore ay la kaashato dagaalka Khawaarijta?

Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka Khawaarijta Al-shabaab ay u kaashanayaan cid kasta oo wax kala qabanaysa, si loo soo...

Wasiiru dowlaha Tamarta XFS oo Geel ku dhiiri galiyay Ciidanka xasilinta Caasimadda.

Wasiirudowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa maanta ka jawaabay go’aankiii Golaha Wasiirada ee ahaa taageerista Ciidanka Xasilinta, waxaana Wasaaraddu...

Ciidanka Xoogga dalka iyo xooggaga deegaanka oo howlgal ku dilay 60 ka tirsan Maleyshiyaadka Khawaarijta.

Deg-Deg:Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorshaysan ku dilay 60 ka tirsan Khawaarijta ka dib howlgal qorsheysan oo saaka ciidanku ka fuliyay Deegaanka Cali -qaboobe...

Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Yugaandha

Dalalka Ciidamadu ka joogaan dalkeennna ayaa kulan ay kaga arrinsanayeen dagaalka lagula jiro Khawaarijta iyo sidii looga xoreynayo gayiga Soomaaliyeed ku yeeshay dalka Uganda. Shirkan...

Ugu Akhris Badan