Amniga

Kulan ku saabsan doorka uu shacabka ka qaadan karo amniga oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir,...

Ciidanka xoogga dalka oo fashiliyay qaraxyo ay dhigayeen khawaarijta

Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan Ururada 7-aad iyo 9-aad, guutada 18-aad ee kumaandooska GorGor ayaa howlgal gaar ah oo ay ka sameeyeen degaanada Ceel-xaaji...

Ciidamada Booliiska oo Gacanta ku soo dhigay Rag ku eedeysan burcadnimo

Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir, ayaa sheegay howlgal ay sameyeen Ciidamada Booliiska, gaar ahaan Ciidamada booliiska ee ka howlgala Saldhigga degmada Yaaqshiid,...

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay xubin ka tirsanaa khawaarijta

Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda NISA ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulada Macallinka oo u dhaxeysa Bariirre iyo Sabiid ee gobalka Shabeellada...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Seddax Askar katirsan dowladda

Maxkamadda Ciidamada ayaa xukuno ku riday Seddax Askari oo kaalin kala duwan ku lahaa Muuqaal internet lagu baahiyay. Maxamed Axmed Maxamuud (Carab) ayaa la arkay...

Ugu Akhris Badan