Amniga

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay deegaanno u dhexeeya Hiiraan iyo Galgaduud

Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad  ee Cali Binu Daalib ayaa howgallo ballaaran ka sameeyay tuulooyinka Ceel gorof , Ceel boorre iyo...

Bile Muxudiin” Khawaarijtu waxay iga dishay Hooyadeey,Aabaheey iyo Walaalkeey”, ( Warbixin)

Bile Muxudiin Maxamuud, waa 20-sanno jir labadiisa waalid ay dileen Khawaarijta,.labo sanno ka hor ayuu ciildartiis u qortay ciidanka, qorigana u qaatay Khawaarijta ka...

Howgal Qorsheysan oo saaka lagu burburiyey xarun Khawaarijtu ku lahayd gobolka Hiiraan.

Hawlgal Qorshaysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda caalamiga ah saaka ka fuliyeen xarun Khawaarijtu ku leedahay deegaanka Mukayle oo ka tirsan Degmada...

Howlgal culus oo lagu sifeynayo Khawaarijta ayaa ka socda Bariga gobolka Galgaduud.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa saaka howlgal culus oo lagu sifeynayo Khawaarijta ka wada Bariga gobolka Galgaduud halkaas oo Wariyaasha Warbaahinta Qaranku ay soo sheegayaan...

Wasiirka Difaaca dalka oo la kulmay taliyaha Militariga dalka Qatar

Wasiirka gaashaandhigga JXFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar kulan kula qaatay taliyaha militariga dalkaas sareeye guud (Duuliye) Saalim...

Ugu Akhris Badan