Amniga

Saraakiil ka tirsan HSJ oo tababar uga furmay Tanzania.

Muqdisho (SNTV)- Ku dhawaad 20 Sarkaal oo ka tirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa tababar la xariira hubinta dukumintiyada iyo habka loo bixiyo...

Ciidanka xoogga Dalka iyo AMISOM oo kordhiyay howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Muqdisho Axad August 12 (SNTV):-Ciidamada wada jirka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa dar-dar geliyay howl-galladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab ee ay...

Ciidanka Amniga oo Suuq Bacaad ku toogtay Dhagar qabe katirsan Argagaxisada Al-shabaab

Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta khaarajiyey dhagar qabe katirsanaa Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-shabaab, kaasi oo qof Muwaadin ah ku...

Dekadda Muqdisho oo habeenkii shaqeyn doonto

Muqdisho(SNTV) Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Qadar oo ay wehliyeen Wasiiro iyo Saraakiil ayaa xalay Daah-furay In Dekedda Muqdisho ay habeenkii...

Kulan looga hadlay Wada shaqeynta Booliska iyo Bulshadda oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SNTV), Kulan looga hadlay wada shaqeynta Ciidanka Booliska iyo Shacabka Soomaaliyeed, ayaa maanta lagu qabtay Xarunta gaadiidka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaana kasoo qeyb...

Ugu Akhris Badan