Amniga

Eng; Yariisoow: Waxaa naga go’an in ay Caasimaddu ka mid noqoto Magaalooyinka ugu ammaanka fiican Adduunka

Muqdisho-(SNTV)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng; C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) ayaa sheegay in ammaanka caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho uu haatan marayo...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan la qaatay Safiirka Dawladda Qatar ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dawladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamsa...

Kulan looga hadlayay dar-dar gelinta qorshaha kala guurka oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Kulan looga hadlayey ka baaraan-degga qaabka loo wajahayo marxaladda kala guurka ee ay AMISOM ammaanka Dalka ugu wareejineysao Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed waqtiga dhaw ayaa...

Taliyeyaasha Booliska iyo Asluubta oo Kormeer Kedis ah ku tegey Kontaroolada Muqdisho

Muqdisho (SNTV), Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir iyo Saraakiil kale, ayaa Galabta iyo ilaa iyo Caawa...

Ciidanka Xoogga oo nolosha ku qabtay 5 ka tirsan Al-shabaab

Ciidammada Xoogga dalka ayaa gacanta ku dhigay malleeshiyo ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku soo qaadday fariisin ay ku lahaayeen ciidanka deegaanka Calamada ee...

Ugu Akhris Badan