Amniga

Mareykanka oo xubno sare ka dilay Al-shabaab

Taliska ciidammada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in ay dileen laba xubnood oo muhiim u ahaa Al-shababaab kaddib duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka fuliyeen gobolka...

Madaxweynaha oo farxadda ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho, August 21, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka...

Ciidanka Amniga oo xiray nin ka been sheegay NISA

Ciidammada Amniga ayaa soo xiray nin sameystay warqado been abuur ah, kaas oo sheegtay in hay'adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranku u magacowday Jubaland. Hay'adda...

Ra’isul Wasaare Khayre oo kulan layeeshay laamaha Amniga iyo garsoorka Dalka

Kulanka  oo  lagu qabtay xaruunta taliska Boliska Soomaaliyeed ayaa looga hadlay horumarinta garsoorka iyo Caadaaladda  iyo sare u qadista kalsoonida aay shacabku ku qabana ...

Raiisul Wasaare Khayre oo xariga ka jaray xarunta CID oo dib u dayactir lagu sameeyey

Muqdisho(SNTV) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarigga ka jaray xaruunta dembi baarista ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee CID,oo dib u dayactir...

Ugu Akhris Badan