Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Shaqada & Arrimaha Bulshada XFS Sadiiq Warfaa oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa kullan gaar ah la qaatay Wasiirka Shaqada, Qoyska iyo...

Maalinta la dagaallanka Musuq-Maasuqa oo Muqdisho laga xusay

Munaasabadda xuska 16aad ee maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka Musuq-Maasuqa ayaa ka socota magaalada Muqdisho,waxaana ka qeybgalaya wasiirka cadaaladda,hanti Dhowraha guud ee Qaranka...

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shirka Ururka Baarlamaannada Adduunka oo ka furmay Qatar

Magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar waxaa Maanta ka furmay shirka 7-aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka oo sanadkaan looga hadlayo la dagaalanka Musuq maasuqa. Shirka...

Golaha Shacabka BJFS oo maanta kulan ku leh Caasimadda Dalka.

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah, dhameystirka Ansixinta heshiiska...

Soomaaliya iyo K/Sudaan oo kawada hadlay badqabka ganacsatada Soomaaliyeed

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudaan danjire Xuseen Xaaji Axmed ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Jubba kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...