Golaha Shacabka BJFS oo maanta kulan ku leh Caasimadda Dalka.

Date:

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah, dhameystirka Ansixinta heshiiska dhaqanka aan muuqan iyo kan dabiiciga ah.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sidoo kale sii amba qaadaya Akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka.

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maalmahaan lahaa fadhiyo is daba joog ah ayaa wado dadaallo lagu meel marinayo Shariciyada muhiimka u ah Qaranimada dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qeyb galay TRIPOLI MEDIA DAYS.

Tripoli, 11  December 2025: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Taliyaha CXDS oo dhagax-dhigay Saldhigga degmada Howlwadaag.

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. Sulub Axmed Firin ayaa...

Guddiyada Maaliyadda iyo Haweenka Hirshabeelle oo Jowhar ku qabtay kulan dadweyne.

Qaar ka mid ah Guddiyada Maaliyadda iyo Haweenka Baarlamaanka...

Ciidanka Xoogga oo toogtay naftii hallige khawaarij ah

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa afaafka hore ee xeradda...