Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Arrimaha Dibedda Yemen oo muqdisho kulan soodhaweyn ah loogu sameeyey.

Waxaa xalay kulan casho sharaf ah Muqdisho loogu sameeyey wafdigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Qurbajoogta ee Jamhuuriyadda Yemen Dr. Axmed Cawad bin...

Shirkii Deyn-Cafinta Soomaaliya iyo IMF oo lagu soo gaba-gabeeyay Nairobi.

Nairobi,Janaayo, 19, 2023- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga socday...

[DAAWO] Gobolka Banaadir  oo maanta ku dhawaaqay in ay dib u bilaabayaan canshuuraha guryaha Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir  Ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dib u bilaabayaan canshuuraha guryaha Muqdisho iyaga oo dhanka kale go'aan ka soo saaray guryaha...

Ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay oo xabaalo wadareedyo ka helay bariga DR Congo

Ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee ku sugan bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, ayaa helay tobanaan meydad ah oo ku jira xabaalo wadareedyo. Helitaankan...

[SAWIRRO] 49 Katirsan Khawaarijta Al-shabaab oo lagu dilay Tuulo hoostagta Deegaanka Xawaadleey

Inta la xaqiijiyay 49 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Tuulada Dhagaxow oo hoostagta deegaanka Xawaadlay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...