[DAAWO] Gobolka BanaadirΒ  oo maanta ku dhawaaqay in ay dib u bilaabayaan canshuuraha guryaha Muqdisho

Date:

Maamulka Gobolka BanaadirΒ  Ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dib u bilaabayaan canshuuraha guryaha Muqdisho iyaga oo dhanka kale go’aan ka soo saaray guryaha bubursan ee ku yaalla caasimadda.

Afhayeenka Gobolka Banadir ayaa la hadlay Warbaahinta isaga oo faah-faahiyey Go’anada ka soo baxay Gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale