Fardowso Xasan Nuur

1318 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay xariirka ka dhaxeey Madaxda dalka iyo dhallinyarada Soomaaliyeed

Madaxda Soomaaliyeed oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,waxaa kala dhaxeeyo dhallinyarada Soomaaliyeed,Xiir soo jireen ah kaas oo salka ku hayo,U qareemida dantooda...

Guddiga gurmadka Qaraxii liido oo gaarsiiyay dhawacyadii lacago min 1000$ ah

Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaraxi Liido, Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa shir guddoomiyay kulan uu guddigu ku yeeshay xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA),...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo booqasho rasmi ah ku gaaray Dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi l uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar. Safarkaan ayaa ku salaysan...

Afhayeenka Gobolka Banaadir oo soo badhigay Xogta Dad farabadan oo laga helay Cudurada Faafa

Maamulka Gobolka bBenaadir o ka duulaya badqabka iyo Caafimaadka Dadka Soomaaliyeed ayaa bilaabay tariikhda markii ay aheyd 25/1/2024, Dib u nidaaminta adeega Fayadhowrka Guud. Waxaa...

Horjooge ka tirsan khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

Horjooge Aaden Raabbi Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta, ayaa isu soo dhiibay guutooyinka Ciidanka xoogga dalka ee uu fadhigoodu yahay degaanka Farlibaax oo 45...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...