Fardowso Xasan Nuur

1400 POSTS

Exclusive articles:

Ku-Simaha Duqa Muqdisho oo tababar u faray Howlwadeenada Waaxda Canshuuraha

Ku-Simaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure, ayaa daah-furay Tababar loo qabanaayo Howlwadeenada Waaxda Canshuuraha Dowladda...

Saraakiil ka tirsan CXD oo ay tababar u soo gabagabeeysay Safaaradda Mareykanka 

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa Muqdisho loogu soo gabagabeeyay tababar aqoon-kororsi oo ku saabsan hufnaanta...

Wasiirka Deegaanka oo Saxiixday Heshiis Iskaashi oo lagu taageerayo bulshooyinka u nugul deegaanka

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Amb Khadija Al-Makhzoumi, ayaa heshiis la saxiixatay hay’adda Global Center for Climate Mobility. Heshiiskan ayaa ah tallaabo muhiim ah...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo kormeeray Bandhigga hordhaca ah ee Qorshaha Qaranka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali Dhaay, ayaa kormeeray xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka kaas oo lagu soo...

ku-Simaha duqa Muqdisho oo furay Bandhigga Carwada Warshadaha Soomaaliyeed

Ku-Simaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure, ayaa daah-furay Bandhigga Carwada Warshadaha Soomaaliyeed oo maanta ka...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...