Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Gobalka Gado

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Booliiska, ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta ka sameeyay inta u dhexeeysa degaanka Shaataloow iyo degmada Luuq ee gobolka Gedo. Howlgalka...

Hay’adda SoDMA oo waddo dhismaha Xarun loogu talagalay deryeelka dhaawacyada

Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha xarunta cusub ee daryeelka dhaawacyada u baahan gargaarka...

Wasiirka arrimaha Dibadda oo ku soo dhaweeyay Muqdisho dhiggiisa dalka Masar 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka...

Madaxweyne Erdogan “Turkiga ma aqbali doono isku dayga wada shaqeynta Israel ee NATO

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd in isku dayga lagu doonayo in Israa’iil lagala shaqeeyo NATO ay tahay...

Wasiir Maareeye “Dadka Beeralayda ah waan inaan ka caawino,tacbashada Beeraha” 

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo kulan wadahadal ah la qaatay Madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...