Shacabka maamulka Somaliland ee gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, ayaa saakay u darreeray goobaha codbixinta doorashooyinka Madaxtinimo ee maamulkaasi.
Inta badan dadweynaha magaalooyinka waaweyn ee maamulka...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa Magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga daah...
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida, ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo loo heysto dil, qal-qal gelin amin...