Fardowso Xasan Nuur

1318 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha NISA oo gaaray goobtii lagu fashiliyay Qaraxyadii ay soo abaabuleen Khawaarijta

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tegay xaafadda Arbacow ee deegaanka Ceelasha Biyaha, halkaas oo ciidanka...

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka oo daah furay Masruuca Iskaashiga Caalamka ee Waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah furay Masruuca Iskaashiga Caalamka ah ee Waxbarashada dalka. Mashuurcaan oo ay dowladda...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo China

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeyb galay Shirka lixaad ee iskaashiga China iyo Afrika ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xarunta cusub ee Baasaboorrada ka dhagax dhigay Degmada Boondheere

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay xarunta cusub ee Baasaboorrada oo laga hirgelinayo Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha...

Ciidammada Amniga oo Ummadda ka badbaadiyeen laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha Qarxa

Ciidamada amniga, ayaa duleedka Muqdisho ku qarxiyay labo gaari oo ay Khawaarijta arxanka daran ku dooneysay in ay ku waxyeelleyso Shacabka Soomaaliyeed. Wasiir ku-xigeenka wasaaradda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...