Fardowso Xasan Nuur

1396 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Cadaaladda oo furtay tababar la xariiro mamulka Xabsiyada 

Agaasimaha Waaxda Asluubta ee wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha dastuurka Mudane Mohamud İsak Hassan, ayaa maanta daah furay tababar la xiriira maamulka xabsiyada iyo xuquuqda...

Hay’adda Sirdoonka Qaranka oo gacanta kusoo dhigtay dhagar-qabe ka tirsan khawaarijta 

Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar- qabe ka tirsan Khawaariijta oo u qaabilsanaa hubinta badqadka gaadiidka...

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka oo kulan la yeeshay wafdi ka socda Hay’adda Duulista ee ICAO

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Md. Cabdikariim Cabdow Xeydar oo uu wehliyo Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Md. Ahmed Moallin...

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qeygalay shir-weynaha (COP29)

Wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka(HIQ), Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Isbeddelka Cimilada ee Qaramada Midoobay (COP29) oo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo uga tacsiyeeyay Guddoomiye kuxigeenka koowaad Gariddii ku timid walaasheed 

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...