Fardowso Xasan Nuur

1318 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Shabeellada hoose oo sheegay inay xaliyeen dagaan beeleedyo halkaas ka taagnaa

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Maxamad Ibraahim Barre, ayaa sheegay in xal laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay deegaannada Numbar 50 iyo Bariirre ee Gobolka...

Shir looga hadlayay dhaqaalaha Baluugga ah oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulan talo wadaag ah oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ay kaga doodayeen dhinacayada ku howlan dhaqaalaha bulluugga...

Hantidhowraha Qaranka oo kulan la yeeshay Ururka Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka   

Hantidhowraha Guud ee Qaranka, mudane Axmed Ciise Guutaale iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula qaatay Ururka Caalamiga ah...

Danjire Geelle “Itoobiya waxa ay kasoo horjeeddaa in Soomaaliya ay dhisato ciidan awood leh.”

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ambassador Daahir Maxamuud Geelle, ayaa sheegay in Itoobiya ay kasoo horjeeddo isla markaana dhib ku tahay...

Ciidnaka Booliska oo gacanta kusoo dhigay Rag dhac ka geysanayay degmada Dharkeenley 

Ciidanka Booliska saldhigga degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir,ayaa soo xiray saddex nin oo hubeysan iyo Mooto Bajaaj ay wateen xilli dhac u geysanayeen dadka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...