Fardowso Xasan Nuur

1377 POSTS

Exclusive articles:

Hay’adda SoDMA oo gargaar u qeybisay Barakacayaal ku nool Muqdisho

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka u qaybisay 500 oo qays oo ka kooban danyar,...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub CXD iyo Taliyihii hore

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas...

Soomaaliya oo heshiis deyn cafin ah la saxiixatay dowladda Denmark 

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Denmark u jooga Soomaaliya Mr. Steen Sonne Andersen ayaa maanta si wadajir...

Wasaaradda Cadaaladda oo furtay tababar la xariiro mamulka Xabsiyada 

Agaasimaha Waaxda Asluubta ee wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha dastuurka Mudane Mohamud İsak Hassan, ayaa maanta daah furay tababar la xiriira maamulka xabsiyada iyo xuquuqda...

Hay’adda Sirdoonka Qaranka oo gacanta kusoo dhigtay dhagar-qabe ka tirsan khawaarijta 

Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar- qabe ka tirsan Khawaariijta oo u qaabilsanaa hubinta badqadka gaadiidka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...