Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo cambaareeyay dhibkii loo geestay Askari ka tirsan Boliiska

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay falka xadgudubka ah ee ay qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya lo Saxiixday Heshiiska MAKA ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar ku saxiixay Heshiiska MAKA ee La-dagaallanka...

Guddoomiyaha SoDMA oo shir guddoomiyay kulan looga hadlaayo ka hortaga Abaaraha

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta guddoomiyey shirar gaar gaar ah oo looga hadlaayey u diyaar-garowga iyo ka jawaabista abaarta...

Duqa Caasimadda oo xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alper Akta, iyaga...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo boggaadiyay ansixinta guddiga Doorashooyinka Qaranka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalku u jiheystay wadadii Dimuqraadiyadda, isagoo u mahadceliyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...