Fardowso Xasan Nuur

1261 POSTS

Exclusive articles:

Duqa Muqdisho oo kormeer ugu tagay Ciidamada Amniga ee ku sugan Degmada Garasbaaley

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa kormeer dhiiragelin ah ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Amniga ee Howlgalka...

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha oo kulan la qaatay Qaar mid ah Deeq bixiyaasha Soomaaliya 

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Cabdixakiin Xasan Ashkir, Mas'uuliyiin ka socday Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), ayaa magaalada...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo bandhigay wixii u qabsoomay Xukuumadda DanQaran

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay kulan dadweyne oo su’aallo lagaga waydiinayey waxqabadka Xukuumadda DanQaran oo jirsatay labo...

Xildhibaan Maxamed Jaamac oo loo doortay guddoomiyaha Guddiga arrimaha Dibadda BJFS 

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galay kulan guddiga arrimaha dibadda iyo iskaashiga...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Warbixiyay Wadahadaladii U Dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda ayaa ka hadlay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...