Fardowso Xasan Nuur

1389 POSTS

Exclusive articles:

NISA oo howlgal qorshaysan ka fulisay duleedka tuulada Jambaluul oo hoos tagta degmada Afgooye

Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta...

Danjire Jabriil oo kulan mira dhal ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Kenya 

Taliyaha Ciidanka Booliska dalka Kenya, Qeybta Adeegga Guud, ee loo yaqaano GSU. Taliye, Ranson Lolmodooni MBS, OGW-SAIG ayaa Xarunta GSU ee magaaladda Nairobi ku...

Xarunta Samatabixinta dhibaatooyinka ka dhaca Badda oo laga hirgaliyay Muqdisho

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta ka qeybgalay xafladda daah furka xarunta Badbaadada iyo Samatabixinta dhibaatooyinka ka...

Dowladda FS oo dhallinyaro 161 ah ka soo saartay xabsidayad Liibiya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa ku guuleysatay fududeynta in 161 dhallinyaro Soomaaliyeed...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Dowladda Shiinaha 

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa Xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Danjire...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...