Fardowso Xasan Nuur

996 POSTS

Exclusive articles:

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xisaab Xirka Hey’adaha Dowladda ee sanad Maaliyadeedka 2023

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab Xirka Hey’adaha Dowladda ee sanad Maaliyadeedka 2023, kaas...

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay Geerida Agaasimihii hore Ee SONNA 

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Casho sharaf u sameeyay mudane Joseph Ntakirutimana

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha shacabka Sacdiya...

Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed oo laga soo saaray Warmurtiyeed 

Shirweynaha Qurbajoogga Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Dooxa, ayna martigelisay Dowladda Qatar oo aynu walaalaha nahay , socdayna 22-24 July oo la soo gaba-gabeeyay...

Taliyaasha Booliska iyo Militariga oo ka qeybgalay furitaanka tababar ku saabsan Isgaarsiinta

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub Axmed Firiin, ayaa maanta si wadajir...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...