Fardowso Xasan Nuur

1395 POSTS

Exclusive articles:

Guddiga Qaran ee La-dagaallanka maalgalinta Khawaarijta oo soo saaray liiska 8 ruux oo Cunaqabateen la saaray

Guddiga Qaran ee ka hortagga Lacag Dhaqidda iyo La-dagaalanka Maalgelinta Argagixisada (GQKLDH/LMA), ayaa soo saaray liiska cunaqabateynta Maaliyadeed ee qaran, oo lagu beegsanayo kooxda...

Golaha Wasiirrada oo dhageestay Warbixin ku saabsan Amniga guud ee dalka “SAWIRRO”

Gollaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu dhageystay warbixinno kala duwan oo ku saabsan xaaladda guud ee...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo interlock ah 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax dhigay dhismaha waddo interlock ah oo laga hirgelinaayo Waaxda Wajeer...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqday Xarunta hooyo u hiili Qarankaaga

Taliyaha ayaa soo arkay howsha halkaas ay ka hayaan haweenka Soomaaliyeed,iyo sida ay ugu diyaarsan yihiin inay ciidanka garab taagnadaan habeen iyo maalin,waxaa halkaas...

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Gobalka Gado

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Booliiska, ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta ka sameeyay inta u dhexeeysa degaanka Shaataloow iyo degmada Luuq ee gobolka Gedo. Howlgalka...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...