Fardowso Xasan Nuur

1398 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo qabatay xuska maalinta Caalamiga ah ee Kansarka  

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay xuska maalinta Kansarka adduunka. Munaasabaddan oo uu furey Agaasimaha Waaxada Caafimaadka guud ee...

Guddi Joogtada ah ee Aqalka Sare oo meelmariyay Ajandayaasha Golaha 

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde),ayaa...

Wasiiru Dowlaha Beeraha XFS ka qeyb galay Shirka Horumarinta Beeraha ee Jaamacadda Carabta 

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xil. Asad Abdirasaaq Maxamed, ayaa ka qeyb galay shir muhiim ah oo ka dhacay...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha waddada laami yaraha Soobe

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa dhagax dhigay dhismaha waddada laami yaraha Soobe ee Degmada Wadajir. Duqa Muqdisho ayaa...

Shirweynaha 7-aad ee Xeer Ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho 

Shirweynaha 7-aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed, ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana looga hadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta iyo taageeridda...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...