Fardowso Xasan Nuur

1398 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Maaliyadda XFS oo soo xiray shirka dib-u-eegista Mashaariicda ee Bangiga Adduunka

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa soo xiray shir labo maalmood socday oo ay ka soo qayb galeen hey’adaha kala...

Madaxweynaha Tajikistan oo ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjiraha Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tajikistan Mudane Emomali Rahmon, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tajikistan, Mudane Fatxudin Cali Maxamed...

Mas’uuliyiin ka socda EAC oo kormeer ku sameeyay Dekedda Muqdisho

Wafdi ka socda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), oo ay hoggaamineyso Agaasimaha Furdooyinka Ururkan, Marwa Flavia Busingye, ayaa kormeer ku sameeyay Dekedda...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Koowaad oo Su’aalo laga wadiyay xaaladda guud ee Dalka

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay qabtay kulan furan oo uu kaga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo guulaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan Casho Sharaf ah loogu sameeyay Dalka Russia

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka,Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qayb-galay kulan casho sharaf iyo sagootin ah oo ay soo qaban-qaabiyeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...