SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha JFS oo daah furay Barnaamijka Dariseynta Gobolka Banaadir

Muqdisho(SNTV):–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta booqday Degmada Waaberi halkaas oo ay ka socotoy dardargelinta hawlaha dariseynta Gobolka Banaadir. Mudane Maxamed...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire...

Xulka Qaranka kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada oo ka qay galaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika

Muqdisho (SNTV) Xulka  qaranka kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada ayaa  maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Uganda oo ay uga...

Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Michael Keating

Garoowe (SNTV) Madaxweynaha Dowlaad-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa Maanta oo ay taarikhdu tahay  12 May 2018 waxaa uu xafiiskiisa Kulan kula qaatey...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Akhrinta 1-aad mariyay Hindise Sharciyeedka Shirkadaha

Muqdisho (SNTV) Kulanka guud ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxa ay Xildhibaanada Akhrinta koowaad...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...