SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Duqa Muqdisho oo joojiyey hawlaha Dhul-simidda iyo Kaawo qodista ee Kawaan Bari

Muqdisho-(SNTV)-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng Yarisow) ayaa ku wargeliyey Hay’adaha ay khusayso joojinta hawllaha dhul-simidda iyo kaawo qodista...

Dawladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo isku raacay in ay iska kaashadaan xoojinta Amniga

Jabuuti(SNTV):— Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalkaas,...

Yaaqshiid oo noqotay degmadii ugu horreysay ee ku hartay wareegga 3-aad.

Muqdisho (SNTV)- Habeenkan caawa ah waxaa wada ballansanaa oo lugta hore ee wareegga 3-aad lagu wada furay degmooyinka Shibis iyo Yaaqshiid oo ka wada...

IOM oo ka hadashay khasaaraha dhimashada doon ku degtay xeebaha Yemen

Doontan ayaa waxaa saarnaa dad lagu qiyaasay 100 qof oo Tahriibayaal ah, doonta ayaa lagu soo waramayaa in safarka gashay 5-tii bishan May, sida...

Qaraxyo khasaaro geystay oo Baqdaad ka dhacay

Qaraxyo Bombaano oo ka dhacay magaalo madaxda Ciraaq ee Baqdaad ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen 38-qof, Islamarkaana tiro intaasi ka badan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...