SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay murashax-nimada Mukhtaar Rooboow

Muqdisho-(SNTV)-Wasaaradda amniga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo sharraxo, Sheekh Mukhtaar Rooboow...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir ku saabsan horumarinta Iskaashatooyinka iyo Ganacsiga xorta ah

Muqdisho (SNTV):- Shirka 12 aad ee  Iskaashatooyinka iyo horumarinta Ganacsiga xorta ah ayaa ka socda magaalada Abuja ee Caasimada Nigeria, waxaana Soomaaliya ku matalay...

Wasiirka Amniga XFS oo tababar usoo xiray Askar ka tirsan Ciidanka Booliska

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta dugsiga tababarka Booliska ee Gen. kaahiye tababar ugu soo xiray 600...

Golaha wasiirada uu digniin u diray Hey’adaha aan shaqeyn ee heysta ruqsadda

Muqisho (SNTV)- Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay qabya-tirka iyo dib-u-eegista dastuurka, amniga,...

Saraakiil Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo.

Muqdisho (SNTV)- Duqeyn diyaaradeed ayaa xalay waxa ay ka dhacday tuulooyinka Makka iyo Qansax-oomane oo hoostaga degaanka Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka Gedo, sida...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...