SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka

Baydhabo (SNTV) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiracmaan oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Kulan...

Xoghayaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Beledweyne oo ka wada hadlay Iskaashiga Dawladaha Hoose ee dalka

Baladweyne (SNTV) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa kulan qeyb ka ah kulamadii lagu xoojinayay xiriir Dawladda Hoose ee Muqdisho ay la leedahay Dawladaha hoose ee Magaalooyinka...

Soomaaliya iyo Turkiga oo iskaashi ka yeelanaya socdaalka iyo isdhaafsiga Xogaha

Turkiga (SNTV):- Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Turkey ayaa kulan la qaatey ku simaha agaasimaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kula kulmay Odayaasha Dhaqanka

Baydhabo (SNTV):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka 1aad ee Barlamaanka Cabdi wali Sheekh Ibraahim...

Wasaaradda Qorsheynta oo wadatashi ku aadan Qorashaha horuarminta Qaranka la yeelatay Gudiga Miisaaniyada Golaha Shacabka

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta wadatashi ku aadan geedi_socodka Qorashaha horuarminta Qaranka Sagaalaad la yeelatay Gudiga Miisaniyada,Maaliyadda iyo Qorsheynta...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...