SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyskii Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Xirsi Baarleex oo ku...

Akhriso: Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay qaar kamid ah Golaha Wasiirada ee maamulkaasi

Baydhabo (SNTV) Madaxweynaha K/Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay qaar kamid ah Golaha Wasiirada K/galbeed Soomaaliya. Hadaba Hoos ka Akhriso Xubnaha cusub ee...

Maxkamad ku taalla Kenya oo sii deysay Saddex Qof oo loo haystay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab

Nairobi-(SNTV)-Maxkamad ku taalla Magaalada Nyeri, ee Dalka Kenya ayaa sii deysay Saddex Qof oo loo heystay in ay ka tirsanaayeen kooxdii weerarka ka geysatay...

24 Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Hiiraan

Muqdisho-(SNTV)-Ugu yaraan 24 xubnood oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo uu howl-galka Ciidanka Maraykanka Afrika ka geystay...

Amisom oo taliye cusub loo Magacaabay

Muqdisho-(SNTV)-Taliya cusub ee howl-galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa loo Magacaabay ,Jeneraal; Tigabu Yilma Wondimhunegn, oo kasoo jeeda Dalka Itoobiya, kaas oo beddelaya, Jeneraal;...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...