SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan xog-waraysi ah la qaatay Ganacsatada Dalka

Axad, Feberaayo 03, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kulan xog-waraysi ah la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka Ra’iisul wasaaruhu...

Maamulka Gobolka Banaadir oo meel mariyey Qorshe Howlleedka 2019

 03 FEB, 2019– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa guddoomiyey kulanka gaar ah oo lagu meel mariniyey qorshe howlleedka...

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ah oo howlgal ku dilay 13-maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho (SNTV):- Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xero maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa...

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo duqeyn lagula beegsaday Gobolka Hiiraan

Muqdisho (SNTV):- Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inta u dhaxeyso deegaanada Buq-goosaar iyo Burdhe ee dhaca galbeedka magaalada Baladweyne ee xarunta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Kormeeray Wasaaradaha Kalluumaysiga, Ganacsiga, Xannaanada xoolaha iyo Beeraha

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta booqday wasaaradaha kalluumaysiga, ganacsiga, xannaanada xoolaha iyo beeraha, si...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...