SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dagaal xooggan oo Kooxo argagixiso ah ku dhex maray Soomaaliya

Boosaaso-(SNTV)- Wararka ka imanaya Magaalada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in uu dagaal qaraar ku dhex maray Kooxaha argagixisada ee Al-Shabaab iyo Daacish...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo safar shaqo ku tagay Magaaladda Gaalkacyo

Gaalkacyo (SNTV)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaana halkaasi kusoo...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo daahfuray shirka xal u helidda Barakacayaasha Gobolka Banaadir

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Soomaaliya, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta daah-furay shirka waaxda xal u helidda barakacayaasha Gobolka Banaadir. Kulanka oo looga...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo qaabbilay Safiirrada Sweden iyo Norway ee Soomaaliya

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya,mudane, Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay danjirayaasha Waddamada, Sweden iyo Norway u jooga Soomaaliya, Von Uexkull Andreas iyo...

Wasaaradda Caafimaadka oo deeq Dawo ah gaarsiisay degaanka Gawaan ee Gobolka Mudug

Hobyo-(SNTV)- Wafdi ballaaran oo ay hor kacaysay Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee   Soomaaliya, Marwo, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa Maanta gaaray Magaala Xeebeedka Hobyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...