SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirka Dib U Heshiisiinta Galmudug Oo Uu Dib U Dhac Ku Yimid

Muqdisho (SNTV) Guddiga Shirweynaha dib-u- heshiisiinta Galmudug ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u xaqiijiyay in uu dib-u dhacay ku yimid furitaanka shirka kaasi oo uu...

Taliska Ciidanka Asluubta oo 180 sariirood lagu wareejiyay “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV) Taliska  Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta la wareegay 180 sariirood oo uu ugu deeqay Dr. Cabdinaasir Cali Maxamed oo ah Dhakhtar ka...

Boob Xoogan Oo Loo Geystay Dukaamanka Dadka Ajanabiga ah Ee Magaalada Johannesburg ee Koonfur Afrika ‘Sawirro’

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Booliiska ee dalka K/Afrika ayaa xabsiga dhigay in ka badan 70-ruux oo falal bililiqo ah u geystay goobaha ganacsiga ee ay...

Xasan Cali Khayre: R/Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Degmada Dhuusa-mareeb Kulan kula Qaatay Madaxda Ahlusuna

Muqdisho (SNTV) R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka deganyhay magaalada Dhuusa-mareeb ku qaabilay madaxda sare ee Ahlusuna, sida...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Maanta Kulan La Qaatay Saraakiisha Qeybaha Ciidamada

Muqdisho (SNTV) Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Genaral Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta la kulmay saraakiisha, saraakiil xigeenada iyo guud ahaan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Kulanka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...