Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika,kuwaasi oo la kulma,dil,dhac iyo weeraro joogta...
Muqdisho (SNTV) Horjooge ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar ay si wada jir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo howl-galka Maraykanka...