SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Ganacsiga XFS oo la kulmay Ganacsatada Gobolka Banaadir+(SAWIRRO).

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar oo u kuur-galaaya xaaladda ganacsatada ee Soomaaliya, ayaa maanta kulan aad...

Wasiirka gargaarka XFS oo maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada dhexe+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Gar gaarka iyo maareynta musiibooyinka Xukumadda Federalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Deeriye ayaa maanta lagu soo dhawey garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar ee...

Ra’isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo si badalo balaaran ku sameeyay hogaanka ciidanka dalkaasi.

Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa isbadalo ku sameeyay hogaanka ciidanka itoobiya sidoo kale wuxuu wax ka badalay wasaarada arimaha dibadda. Qoraal ka soo baxay xafiiska...

Hay’addaha Gargaar ee Caalamiga oo walaac ka muujiyay Xaaladda Bini’aadanimo ee Dalka Itoobiyo ka dib dagaalka halkaasi ka bilowday.

Hay'adaha samafalka ayaa ka walaacsan xaalada dalka itoobiya waxayna ka digeen halis bani'aadanimo oo ka dhalan karta Dagaalka halkaasi ka bilowday ee u dhaxeeyo...

Wasiir Wasaarada Qorsheynta oo maanta Xafiiskiisa kula kulmay Madaxa Hay’adda WFP ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Jamaal Maxamed Xasan XFS ayaa Kulan muhiim ah maanta layeeshay Madaxda Hay'adda Cunada aduunka (WFP). Kulanka ayaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...