Ra’isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo si badalo balaaran ku sameeyay hogaanka ciidanka dalkaasi.

Date:

Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa isbadalo ku sameeyay hogaanka ciidanka itoobiya sidoo kale wuxuu wax ka badalay wasaarada arimaha dibadda.

Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’isulwasaaraha ayaa lagu sheegay sidaan.

raysul wasaare ku Xigeenka itoobiya Demokan Mekonan ayaa Loo magacaabay wasiirka Arimaha Dibada isgoo sii Haya xilkii Ku xigeenka Raysul wadaaraha.

Ku xigeenkii ciimada qaranka Birhaanu Juli ayaa loo Magacaabay Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Dalka.

Madaxweynhii Deeganka Amxaaraha Temsgan ayaa loo Magaacay Taliyaha sirdoonka.

Deeganka Amxaarada ayaa Loo magacabay madaxweyne Teshomo oo horay u haysta Hogaanka Nabad Galyada Deegaankaas.

Taliyihii Siroodnka ayaa isna Loo Magacaabay taliyaha booliska federaalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...