SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ku Qaabilay Qunsulka Dalka Hindiya Ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kuqaabilay wefti ka socdey safaarada Hindiya ee Soomaaliya oo uu hogaaminayey qunsulka...

Tahriibayaal laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Talyaaniga

Ciidamada ilaalinta xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Afrikaan kale. Maraakiibtan talyaaniga ah ayaa gurmad ballaaran u fidisay tahriibayaashan kaddib...

Tartamayaasha X/weyne oo wareegga labaad u gudbay caawa

Habeenkii Lixaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta degmooyinka gobollada dalka oo uu taabagelinayo maamulka gobolka Benaadir, waxaa ku tartamay degmooyinka X/weyne iyo Kaxda oo ka...

Wasaaradda Gaadiidka Badda oo soo saartay digniin

Wasaarradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda ayaa dignin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee isticmaala Dekadaha dalka, maadama la gaaray xilligii bad xeranka. Agaasimaha guud ee Wasaaradda...

Madaxweynaha Hirshabelle Oo Jaaliyadda ugu Baaqay inay Maalgashi ku Sameystaan Deegaanada Hirshabelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo maanta Dalka Dib ugu soo Laabtay kaddib Safaro Shaqo uu Ku Tagay  Dalalka Ingiriiska iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...