SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

R/W ku-xigeenka Soomaaliya “Xukuumaddu waxay Samaynaysaa Siyaasad ay ku kordhinayso Dhaqaalaha, iyadoon la kordhin Canshuurta”

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumada Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dakhliga iyo dhaqaalaha Soomaaliya, kaa...

Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo

Qaraxan oo ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ka dhashey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac kadib markii gaari nuuca...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Puntland Ugu Hambalyeeyey 19 Sano Guurrada Aas Aaskooda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa u diray Hambalyo shacabka iyo dowladda Puntland isaga oo ugu hambalyeeyey sanad...

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada Dowladah Ireland iyo Czech Republic

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay safiirada Dowladaha Ireland iyo Czech Republic oo ay u...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo dib-u-daah furay Kuliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey Kuliyadda Cilmiga Warbaahinta iyo Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...