SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Suxufi:Noqo mid wax dhisa (Qormo)

Saxaafaddu waa muraayad laga  daawado  horumarka dhaqan dhaqaale ee ka muuqda ilbaxnimada  iyo xadaaradda soo jireenka ah ee kala dhexeeya bulsho weynta caalamka ee mudada...

Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Hay’adda ICAO oo ku heshiiyay wareejinta Maamulka Hawada Soomaaliya

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulisa Hawada ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar oo uu ku weheliyo Maareeyaha Guud...

Qoysas barakacayaal ah oo la gaarsiiyay deeq raashin ah

Raashinka gargaarka ah ee loo qaybiyay qoysaskan ka soo barakacay abaarihii sanadkaan ka dhacay dalka ayaa waxaa dowladda Soomaaliya ugu deeqday dowladda Turkiga, waxaana...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Yusuf-Garaad Cumar Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka...

Ku dhawaad 30 qof oo ku dhimatay iskuul kuyaala Dalka Malaysia

Muqdisho(SONNA) Ilaa inta la xaqiijiyay  25  qof ayaa ku geeriyootaykadib markii dab xoogan uu ka kacay xalay mid kamid ah  iskuulada  Islaamiga ah ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...