SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maxamed Cabdi Waare oo loo doortay Madaxweynaha Hirshabeelle.

Waxaa soo gaba gabowday doorashada Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle ee ka socotay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe oo ay ku tartamayeen 8 Musharax. Tartan adag...

Wareegii u dambeeyay ee doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo socota

Jowhar (SONNA) Waxaa wali magaalada Jowhar ka soconeysa doorashada Madaxweynaha Maamulka hirshabeelle, iyada oo loo gudbay wareegii saddexaad ee doorashada, kadib markii ay dhammaadeen...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga Taakuleynta Ciidamadda Qalabka Sida

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka, waxana kulankani...

FAALLO:-Soomaalidu waa ku caan Dimuqraadiyadda iyo martigalinta

Muqdisho(SONNA)--Soomaalidu hadda ma bilaabin habka dimuqraadiga waa ay ku soo dhaqmi jirtay laga soo bilaabo markii ay xorriyadda qaatay, waayo waxaa lagi kala bixi...

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka bilabatay Jowhar

Jowhar(SONNA)--Magalada jowhar ayaa si rasmi ah uga bilaabatay doorashada Madaxweyne ee maamulka Hirshabeelle, kaasi oo ay ku taratamayaan Musharxiin dhowr ah. Mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...