SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Gobolka oo dhallinyarada ku booriyay xoojinta Nabadda

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in maanta oo ku beegan maalinta Nabadda Adduunka ay muhiim tahay in dhallinyarada...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo dhallinyarada ugu baaqay Nabadeynta dalka

Guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay nabadda ka qeyb qaataan, maadaama ay maanta ku asteysantahay...

Khilaafka Iiraan iyo Mareykanka oo cirka isku shareeraya

Muqdisho(SONNA) Xasan Ruuxaani, Madaxweynaha Dalka Iiraan, ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka Golaha Guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ee Newyork ayaa si kulul...

Faah faahin ku saabsan kulamo dhex marey Ra’iisul Wasaare Khayre iyo madax kaladuwan ee caalami ah+Sawirro

Muqdisho(SONNA)  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre iyo wafdigiisa oo kusugan magaalada Newyork ee Mareykanka ayaa weli kulamo gooni gooni ah laleh madax...

Khilaafka Iiraan iyo Mareykanka oo cirka isku shareeraya

Xasan Ruuxaani, Madaxweynaha Dalka Iiraan, ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka Golaha Guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ee Newyork ayaa si kulul u...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...