SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Amniga XFS” Ciidamada amniga shardi ugama dhigi karaan dadweynaha wadooyinka maraya in ay wataan aqoonsi Dowladeed.

Muqdisho(SONNA) Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Ammaanka Dowladda aysan shardi uga dhigi karin Dadweynaha...

Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo D/Goboleedyada oo kulmay

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan...

Madaxweynaha Hirshabeele oo Beledweyne kulamo kula leh qeybaha bulshada iyo maamulka

Muqdisho(SONNA) Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha cusub ee mamulka Hirshabeelle ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo ay ku...

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Mowqifka Soomaaliya ee Khaliijka iyo Arrimo kale

Muqdisho (SONNA) - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi...

FAALLO:-Nabadaa Naas la Nuuga leh

Muqdisho(SONNA)--Maanta oo ah 21-ka Septembar , waxay ku beegan tahay Maalinta Caalimiga ee Nabadda, taaso oo ay qeexday Qaramada Midoobey Sanadkii 2001-dii, waana in...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...